Ishacyaah 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas Masriyiintu waxay noqon doonaan sida naago oo kale, oo waxay la gariiri doonaan oo la cabsan doonaan ruxruxidda gacanta Rabbiga ciidammada, oo uu Masar korkeeda ku ruxruxi doono.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:14-24