Ishacyaah 17:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumuhu waxay u guuxi doonaan sida guuxa biyo faro badan, laakiinse wuu canaanan doonaa, oo meel fog bay u carari doonaan, oo waxaa loo eryi doonaa sida xaabka buuraha ee dabayshu kaxayso iyo sida boodh cirwareen ah.

Ishacyaah 17

Ishacyaah 17:10-14