Ishacyaah 14:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Falastiin oo dhammow, ha ku farxin in ushii lagugu garaacay jabtay, maxaa yeelay, abeesada xididkeeda waxaa ka soo bixi doona jilbis, oo farcankiisuna wuxuu noqon doonaa masduulaa dab leh.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:23-32