Ishacyaah 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalada Siyoonna waxaa looga tegey sidii waab beercanab ku dhex yaal, iyo sidii buul beer khijaar ah ku dhex yaal, iyo sidii magaalo cadow hareereeyey.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:7-18