Gabaygii Sulaymaan 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadday derbi tahay waxaannu korkeeda ka dhisi doonnaa munaarad lacag ah, Oo hadday albaab tahayna waxaannu iyada ku hareerayn doonnaa alwaaxyo kedar ah.

Gabaygii Sulaymaan 8

Gabaygii Sulaymaan 8:2-14