Gabaygii Sulaymaan 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan ku soo kaxayn lahaa oo waxaan ku gelin lahaa guriga hooyaday, Wax baadna i bari lahayd. Oo waxaan ku cabsiin lahaa khamriga xawaashka leh Ee biyaha rummaankayga laga sameeyey.

Gabaygii Sulaymaan 8

Gabaygii Sulaymaan 8:1-6