Gabaygii Sulaymaan 1:16-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Gacaliyahaygow, bal eeg, adba waad qurxoon tahay, waanad wacan tahay, Oo weliba sariirteennuna waa cagaar.

17. Alwaaxda gurigeennu waa qoryo kedar ah, Oo saqafkeennuna waa qoryo beroosh ah.

Gabaygii Sulaymaan 1