Falimaha Rasuullada 12:24-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Laakiin Rabbiga ereygiisu waa kordhay oo batay.

25. Barnabas iyo Sawlos ayaa ka soo noqday Yeruusaalem markay shuqulkoodii soo dhammaysteen, oo waxay wateen Yooxanaa oo la odhan jiray Markos.

Falimaha Rasuullada 12