Esteer 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii martiqaadkii khamriga la joogay ayuu boqorkii Esteer ku yidhi, Baryadaadu waa maxay? Maxaad i weyddiisanaysaa? Xataa hadday boqortooyada badhkeed tahay waa laguu yeelayaaye.

Esteer 5

Esteer 5:1-11