Cibraaniyada 3:17-19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

17. Oo yuu afartan sannadood u cadhaysnaa? Miyaanay ahayn kuwii dembaabay oo meydadkoodu cidlada ku dhacdhaceen?

18. Oo yuu ku dhaartay inaanay nasashadiisa gelin, kuwii isaga addeeci waayay mooyaane?

19. Oo waxaynu aragnaa inaanay geli karin rumaysaddarro aawadeed.

Cibraaniyada 3