Cibraaniyada 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

isagoo leh, Magacaaga waxaan u sheegi doonaa walaalahay, Oo ururka dhexdiisa ayaan kugu ammaani doonaa.

Cibraaniyada 2

Cibraaniyada 2:10-18