Cesraa 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa magaalada Axmetaa la yidhaahdo oo ku tiil gobolka Maadi ayaa hoygii boqorka laga helay qorniin duudduuban, oo waxaa xusuus ugu qornaa wax sidan ah.

Cesraa 6

Cesraa 6:1-11