Cesraa 6:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sida kitaabkii Muuse ku qoran waxay wadaaddadii u qaybiyeen qaybahoodii, kuwii reer Laawina jagooyinkoodii, adeegidda Ilaah oo Yeruusaalem laga adeegayo aawadeed.

Cesraa 6

Cesraa 6:10-21