Cesraa 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay ka dhex naadiyeen dalka reer Yahuudah iyo Yeruusaalem oo ogeysiis gaadhsiiyeen dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday oo dhan inay dhammaantood Yeruusaalem ku soo wada ururaan.

Cesraa 10

Cesraa 10:4-15