Cesraa 10:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Cesraa kacay oo wuxuu wadaaddadii sare iyo reer Laawi iyo reer binu Israa'iil oo dhan ku wada dhaariyey inay sameeyaan sida eraygaasu leeyahay. Oo iyana saasay ku wada dhaarteen.

Cesraa 10

Cesraa 10:1-13