Cesraa 10:41-44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

41. iyo Casareel, iyo Shelemyaah, iyo Shemaryaah,

42. iyo Shalluum, iyo Amaryaah, iyo Yuusuf.

43. Wiilashii Nebona, Yecii'eel, iyo Matityaah, iyo Saabaad, iyo Sebiinaa, iyo Iddo, iyo Yoo'eel, iyo Benaayaah.

44. Oo kulli intaasoo dhammu waxay wada guursadeen naago qalaad, oo qaarkood waxay qabeen naago ay carruur ka dhaleen.

Cesraa 10