Cesraa 10:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dadku wuu badan yahay, oo wakhtiganna waxaa jira roob badan, oo annana dibadda ma taagnaan karno, tanuna ma aha shuqul lagu qaban karo maalin iyo laba toona, waayo, annagu xaalkan aad baannu ugu xadgudubnay.

Cesraa 10

Cesraa 10:6-18