Cesraa 10:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed dembigiinna u qirta Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo sameeya wax isaga ka farxiya; oo gooni isaga sooca dadyowga dalka deggan, iyo naagaha qalaadba.

Cesraa 10

Cesraa 10:5-17