Boqorradii Labaad 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliishaa wuxuu iyagii ku yidhi, War jidkanu ma aha jidkii, magaaladanuna ma aha magaaladii. Haddaba i soo raaca oo waxaan idiin geeynayaa ninkaad doonaysaan. Oo isna wuxuu u hor kacay xagga Samaariya.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:15-25