Boqorradii Labaad 6:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed wuxuu halkaas u diray fardo, iyo gaadhifardood, iyo ciidan faro badan; oo iyana intay habeennimo yimaadeen ayay magaaladii hareereeyeen.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:9-17