Boqorradii Labaad 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu yidhi, Haddaba maxaa loo sameeyaa iyada? Kolkaasaa Geexasii wuxuu ku jawaabay, Runtii iyadu wiil ma leh, oo ninkeeduna waa oday.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:12-15