Boqorradii Labaad 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa Rabbigu leeyahay, Dabayl ma arki doontaan, roobna ma arki doontaan, laakiin dooxadaas waxaa ka buuxsami doona biyo, oo idinna waad cabbi doontaan idinka, iyo lo'diinna, iyo xoolihiinnuba.

Boqorradii Labaad 3

Boqorradii Labaad 3:16-23