Boqorradii Labaad 25:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer Kaldayiin jejebiyeen tiirarkii naxaasta ahaa oo guriga Rabbiga ku jiray, iyo saldhigyadii iyo berkeddii naxaasta ahayd oo guriga Rabbiga ku jiray, oo naxaastoodiina waxay u qaadeen Baabuloon.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:11-20