Boqorradii Labaad 24:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii Baabuloon maxaabiis ahaan ayuu Baabuloon u keenay raggii xoogga lahaa oo dhan oo tiradoodu ahayd toddoba kun, iyo saanacyadii iyo tumaalladii oo iyana kun ah, oo kulligood way wada xoog badnaayeen, oo dagaalyahan bay ahaayeen.

Boqorradii Labaad 24

Boqorradii Labaad 24:7-17