Boqorradii Labaad 23:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaaddadii meelaha sarsare oo halkaas joogay oo dhanna wuxuu ku wada laayay meelihii allabariga dushooda, dushoodiina wuxuu ku gubay lafo dad, dabadeedna Yeruusaalem buu ku noqday.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:11-27