Boqorradii Labaad 16:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wadaadkii Uuriyaah ahaa u dhisay meel allabari sidii Boqor Aaxaas Dimishaq ka soo diray oo kale, oo wadaadkii Uuriyaah ahaa taas buu sameeyey intuusan Boqor Aaxaas Dimishaq ka iman.

Boqorradii Labaad 16

Boqorradii Labaad 16:5-13