Boqorradii Kowaad 8:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ayuu yidhi, Rabbiyow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, Ilaah kula mid ahu kuma jiro samada sare ama dhulka hoose toona, adoo axdiga xajiyaa oo u naxariistaa addoommadaada hortaada ku socda oo kugu aamina qalbigooda oo dhan.

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:19-24