Boqorradii Kowaad 5:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo laguma tirin Sulaymaan saraakiishiisii sarsare oo hawsha u taliyey, kuwaasoo ahaa saddex kun iyo saddex boqol oo u talin jiray dadkii shuqulka qaban jiray.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:12-18