Boqorradii Kowaad 4:18-20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

18. iyo Shimcii ina Eelaa, oo reer Benyaamiin wakiil ka ahaa:

19. iyo Geber ina Uurii oo wakiil ka ahaa dalka Gilecaad oo ah waddankii Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, iyo waddankii Coog boqorkii Baashaan. Oo dalkaas oo dhan keligii baa wakiil ka ahaa.

20. Oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Israa'iilna waxay u faro badnaayeen sida cammuudda badda xeebteeda taal, oo wax bay cunayeen, wax bayna cabbayeen, wayna farxayeen.

Boqorradii Kowaad 4