Boqorradii Kowaad 11:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilkiisana waxaan siinayaa qabiil keliya in addoonkaygii Daa'uud had iyo goorba hortayda laambad ku haysto Yeruusaalem dhexdeeda, taasoo ah magaaladii aan u doortay inaan magacayga halkaas dhigo.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:34-43