Boqorradii Kowaad 1:53 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Boqor Sulaymaan wuu u cid diray, oo waxaa laga soo kaxeeyey meeshii allabariga. Oo isna wuu yimid oo u sujuuday Boqor Sulaymaan, oo Sulaymaanna wuxuu ku yidhi, Orod, gurigaagii tag.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:50-53