Bilowgii 9:28-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

28. Nuuxna daadka ka dib wuxuu sii noolaa saddex boqol iyo konton sannadood.

29. Wakhtigii Nuux noolaa oo dhammuna waxay ahaayeen sagaal boqol iyo konton sannadood; dabadeedna wuu dhintay.

Bilowgii 9