Bilowgii 9:26-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Oo wuxuu yidhi, Ammaanu ha u ahaato Rabbiga ah Ilaaha Sheem, Kancaanna addoon ha u noqdo.

27. Ilaah ha fidiyo Yaafed, Hana dego teendhooyinka Sheem; Kancaanna addoon ha u noqdo isaga.

28. Nuuxna daadka ka dib wuxuu sii noolaa saddex boqol iyo konton sannadood.

29. Wakhtigii Nuux noolaa oo dhammuna waxay ahaayeen sagaal boqol iyo konton sannadood; dabadeedna wuu dhintay.

Bilowgii 9