Bilowgii 44:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu amray wakiilkii gurigiisa, oo ku yidhi, Nimanka joonyadahooda cunto uga buuxi, in alla intay qaadi karaan, nin walba lacagtiisana joonyaddiisa afkeeda ugu rid.

Bilowgii 44

Bilowgii 44:1-5