Bilowgii 41:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Fircoon baa u cid diray oo u yeedhay Yuusuf. Markaasay dhaqso uga soo bixiyeen godxabsigii; kolkaasuu xiirtay, oo dharkiisii beddeshay, oo uu u soo galay Fircoon.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:11-23