Bilowgii 25:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Midyaanna waxay ahaayeen Ceefah, iyo Ceefer, iyo Xanoog, iyo Abiidac iyo Eldacah. Kuwanu waxay wada ahaayeen carruurtii Qetuurah.

Bilowgii 25

Bilowgii 25:3-14