Bilowgii 24:61 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rebeqahna way kacday, iyada iyo gabdhaheediiba, oo waxay fuuleen awrtii, ninkiina way raaceen: addoonkiina wuu kaxeeyey Rebeqah, wuuna tegey.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:59-67