Bilowgii 24:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuusan hadalkii dhammayn, waxaa soo baxday, iyadoo ashuunkeedii garabka ku sidata, Rebeqah oo u dhalatay Betuu'el wiilkii Milkah, oo ahayd naagtii Naaxoorkii ahaa Ibraahim walaalkiis.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:14-17