Bilowgii 19:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aad buuna u baryay; xaggiisayna u soo leexdeen, oo gurigiisii bay galeen; diyaafad buuna u sameeyey, kibis aan khamiir lahaynna wuu u dubay, wayna cuneen.

Bilowgii 19

Bilowgii 19:1-12