Bilowgii 15:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ku yidhi, Ii kaxee qaalin lo' ah oo saddex jir ah, iyo ceesaan saddex jir ah, iyo wan saddex jir ah, iyo qoolley, iyo xamaam yar.

Bilowgii 15

Bilowgii 15:5-19