Bilowgii 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas ka dib ereygii Ilaah baa Aabraam ugu yimid muuqasho ahaan, isagoo leh, Aabraamow, ha baqin: anigu waxaan ahay gaashaankaaga, abaalgudkaaguna aad buu u weynaan doonaa.

Bilowgii 15

Bilowgii 15:1-2