Baxniintii 23:32-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

32. Waa inaadan axdi la dhigan iyaga iyo ilaahyadooda toona.

33. Waa inayan iyagu dalkaaga degganaan, waaba intaasoo ay igu kaa dembaajiyaane, waayo, haddaad ilaahyadooda u adeegtid, hubaal waxay taasu kugu noqon doontaa dabin.

Baxniintii 23