Baxniintii 21:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba kuwanu waa amarradii aad hortooda dhigi lahayd.

2. Haddaad addoon Cibraani ah iibsatid, ha kuu adeego lix sannadood, oo tan toddobaadna ha iska tago isagoo xor ah oo aan waxba bixin.

3. Oo hadduu keli ahaantiis ku soo galo, haddana keli ahaantiis ha ku baxo, hadduuse naag qabo, de markaas waa inay naagtiisu isaga la baxdaa.

Baxniintii 21