Baxniintii 20:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Rabbigu erayadan oo dhan ku hadlay, isagoo leh,

2. Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, oo kaa soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga.

Baxniintii 20