Baxniintii 1:4-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Daan iyo Naftaali, iyo Gaad iyo Aasheer.

5. Oo dadkii ka soo go'ay xanjaadkii Yacquub oo dhammu waxay ahaayeen toddobaatan qof; Yuusufna Masar buu markii hore joogay.

6. Yuusufna, iyo walaalihiis, iyo farcankaas oo dhanba way wada dhinteen.

7. Oo reer binu Israa'iilna waa bateen, oo aad bay u kordheen, wayna tarmeen, oo aad iyo aad u xoogaysteen; dhulkiina way buuxiyeen.

Baxniintii 1