Ayuub 8:21-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

21. Wuxuu afkaaga ka buuxin doonaa qosol, Bushimahaagana qaylo farxad leh,

22. Kuwa ku neceb waxay xidhan doonaan ceeb, Teendhada sharrowyaduna mar dambe siima jiri doonto.

Ayuub 8