Ayuub 37:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo weliba taas aawadeed qalbigaygu wuu gariiraa, Oo meeshiisiina wuu ka dhaqaaqaa.

2. Haddaba dhegaysta qaylada codkiisa Iyo sanqadha afkiisa ka baxaysa.

3. Wuxuu taas u diraa inta samada ka hoosaysa oo dhan, Oo hillaaciisana wuxuu u diraa dhulka darfihiisa oo dhan.

Ayuub 37