Ayuub 19:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA) Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu yidhi, War ilaa goormaad naftayda dhibaysaan Oo aad erayo igu burburinaysaan?