2 Timoteyos 1:16-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Rabbiga ha u naxariisto reerkii Oneesiforos; waayo, marar badan ayuu i nasiyey, kamana xishoon silsiladdayda.

17. Laakiinse markuu Rooma joogay wuxuu ku dadaalay inuu i daydayo, wuuna i helay.

2 Timoteyos 1