2 Tesaloniika 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ugu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Noo soo duceeya in ereyga Rabbigu dhaqso u faafo oo loo ammaano sida dhexdiinna loogu ammaano,

2 Tesaloniika 3

2 Tesaloniika 3:1-2